Waa guri kiro ah oo ku yaala xaafada Jigjigayar Waxa uu ka koobanyahay 6 qol. Waxa uu leeyahay Dayr ay gali karaan 1gaadhi. Waxa uu u dhawyahay bartay basaska gantaalahaMuuqaalka guriga ka daawo linkiga hoose si aad uga bogato. Hadii aad ku qanacday, toos ula xidhiidh dilaalka furaha haya ee telefankiisu hoos ku qoranyahay.
You might also be interested in these properties